Maraqa kaluunka 😊
English: Chowder Svenska: fisksoppa Somali: Maraqa kaluunka Maraqa kaluunka ka kaligiis ayaa lacabaa sida Maraq ahaan/ soup Ama roti ayaa lagu cunaa. Waxa aan ka sameeyey dabcan sawirka ayaad ooga jeedaan. KARINTA/ KARISKA 1: 2 xabo basal baar ah 2: 2 xabo karot ah 3: 6 xabo toon ah 4: 1 xabo baradho wayn( ama 2-3 xabo ) 5: 2,5 dl oo whipping cream/ vispgrädde Ah. 6: xoogaa tamandho/yaanyo shidan ama Kari oo fiiq/dhil. & Koob haaafkii oo biyo ah 15 min dabka udaa. Dabkana u gaabi. Kadib Ku dar 7: xoogaa shrimp/ räka ah 8: 5 xabo oo kaluun ah oon lafo lahayn. Ku dar wax yar oo filfil ah & wax yar oo cusbo/milix ah 10 min dabka u daa kaluunka karis badan uma baahna. Insha Allah
Comments
Post a Comment