Pizza

INGREDIENTS
      
            FOOLYADA
1:nus kiilo bur ah
2:qaado weyn leebito
3:waxyar cusbo
4:waxyar sokor   
5:labo qaado saliid
6:waxyar caana boore qalalan
-Isku dar burka sokorta cusbada caanaha isku qas ee ku dar saliida
-ku dar biyo qandac ah waxyar waxyar si aysa kaaga jilcin
-sifiican urifaaq
-dabool ilaa 30 daqiiqo .

Intow kuu qamiiraayo diyaarso suugadi kor laga saaraayay,ooka kooban:
1:hilib shiidan waxyar cusbo
2:yaanyo iyo shiishiid
3:toon iyo kabsar
4:basal iyo barbarooniga
5:waxyar saliid
Yanyada toonta kabsarta isku shiid saliid yar dabka saaro basasha kudar Yanyadi ku shub Ilaa 5 daqiiqo dabka udaa. Hilibkane sidoo kale sifiican ukari . Foolyadi fidso ee labada dhinac kadub markey diyaar noqoto yanyadi korka uga shub hilibkane korka uga firaari, Bashasha iyo barbarooniga wareeg ujarjar ee korka ka Sara.

Comments