BARIIS+UKUN iyo BARADHO

INGREDIENTS 

BARIISKA

 1:Waxyar saliid

 2:Xabad basal weyn 

3:kabsar iyo toon 

4:barbarooni 

5:qorfe iyo heyl waxyar

6:cusbo qiyaas ah 

7:Bariis rubac 

UKUNTA IYO BARADHADA

 1:Labo xabo baradho waaweyn

 2:labo xabo Ukun waaweyn

 3:waxyar cusbo

 4:Waxyar bur ah 

5:Saliid rubac

 ISKU DARKA BARIISKA

 Bariiska sifiican udhaq -Saliida babka digsi lasaar - markeysaliida kululaato kudar basasha barbarooniga kabsarta toonta -kudar bariiska sifiican ukhalee -Kudar cusbada iyo biyo aad karkarisay kuna walaaq -babka udaa ilaa uubislaado.

 UKUNTA IYO BARADHADA 

-Baradhada iyo ukunta biyo dabka lasaar -Markey bislaadaan qabooji ee fiiq -Baradhada cusbo tuman kudar ee burburi -Sacabkaada waxyar oo bur ah ku firfirdhi baradhadi ku fidi gacantaada xabad ukun ah ko saar ee kusoolaab sida sawirka hoose ka muuqata -Saliid birtaawada lasaar marley kululaato kurid baradhadi iyo ukunti sifiican uga shiil dhinacyada dhan.

Bariiska cadaan iyo gaduudba waaku sameysa kartaa.

Comments

Popular posts from this blog

kaluun iyo bariis

Maraqa kaluunka 😊

malawax iyo suqaar