Maraqa kaluunka 😊


  English: Chowder     
Svenska: fisksoppa

Somali: Maraqa kaluunka     

Maraqa kaluunka ka kaligiis ayaa lacabaa sida Maraq ahaan/ soup
Ama roti ayaa lagu cunaa.
Waxa aan ka sameeyey dabcan sawirka ayaad ooga jeedaan.        

KARINTA/ KARISKA                                                   

1: 2 xabo basal baar ah
2: 2 xabo karot ah
3: 6 xabo toon ah
4: 1 xabo baradho wayn( ama 2-3 xabo )
5: 2,5 dl oo whipping cream/ vispgrädde
Ah.
6: xoogaa tamandho/yaanyo shidan ama Kari oo fiiq/dhil.
& Koob haaafkii oo biyo ah 15 min dabka udaa. Dabkana u gaabi.
Kadib Ku dar
7: xoogaa shrimp/ räka ah
8: 5 xabo oo kaluun ah oon lafo lahayn.          Ku dar wax yar oo filfil ah & wax yar oo cusbo/milix ah                                                      10 min dabka u daa kaluunka karis badan uma baahna. Insha Allah


Comments

Popular posts from this blog

Cuntooyinka ilmaha 6 ilaa 12bilood

Fried meat/Hilib duban