KORIIMADA ILMAHA GACANTEENEY KU JIRTAA! Mantay cuntada waa ka duwan tahay kuwii hore waxaana ugu tala galay inay ka faaiideys taan maamooyinka/ama aabayaasha,waa cuntada la siiyo ilmaha u dhexeeyo 6 bilood ilaa hal sano Ilmaha marka ay gaaraan 6da bilood waa xiliga lagu wareero wixii lasiin lahaa caano iyo cuntaba, Dhanka caanaha ilma hal caano in loo daayo ayaa fiican oo hadba mid lagu tijaabin, sababtoo ah is bedbedalka caanaha wuxuu ilmaha ka qasaa coloosha oo ku ridaa fuuqbax. Dhanka cuntada waxaa idin haayaa 4 nooc oo lasiin karo waana sidan: 1- mushaari haday tahay tan diyaarsan waxaad ugu qastaa caano ama biyo qandac ah /diiran, hadii aysan diyaar saneyn u kari. 2-1xabo moos mooska shiid ama sifiican u burbur/jajabi 3-carrot / carootada biyo ku kari amo cuntada ku dhex kari intaada cusbo ku darin 4-baradho/bocor/bataati macaan/ama wixii qidaartaas aad heli kar tid midka mida ama labo isugu kari Cuntada aad karineysid ugu dh
Comments
Post a Comment