Ha iku dilin gacantaada

Iska ilaali Xiliga ramadaanka cuntooyinka lacuno qaar sida:

1:Cuntada badan ee hal mar lacuno ee hadana lala seexdo.

2:cuntada saliida badan sida Sanbuska iyo burka

3cuntada cusbada badan

4:Cuntata,cabitaanka ama shaaha sokorta badan
. waxay keentaa caafimaad daro Aad u xun sida dheefshiidka oo sifiican ushaqeyn

Sidaa darteed isku day inaad cunto cunto caafimaadkaada uroon, Si aad uga badbaado halis caafimaad

Comments

Popular posts from this blog

kaluun iyo bariis

Maraqa kaluunka 😊

malawax iyo suqaar