Casriyo fudud
waxay ka sameysantahay
100g/nus glass bur /daqiiq
1xabo ukun
nus glass caano
2qaado/malqacad sokor
1qaado qarfe shiidan
1qaado saliid
1qaado yar bakin/baking powder
2xabo Moos
waxyar cusbo
waxaad baaquli ku shubtaa ukunta,
caanaha,saliid
, isku qas
kudar cusbada,sokorta,qarfaha,bakinka
,burka
, Sifiican isugu qas
mooska jarjar ee ku dhex rid
waxyar ku gadgadi
saliid ku shiil
qurxinta
markaa saxanka ku cuni leheed ku ridid
waxyar sakor iyo qorfe shiidan ah dusha kaga daadi
lawdaag asxaaptada #comment #like👍#shere
waxay ka sameysantahay
100g/nus glass bur /daqiiq
1xabo ukun
nus glass caano
2qaado/malqacad sokor
1qaado qarfe shiidan
1qaado saliid
1qaado yar bakin/baking powder
2xabo Moos
waxyar cusbo
waxaad baaquli ku shubtaa ukunta,
caanaha,saliid
, isku qas
kudar cusbada,sokorta,qarfaha,bakinka
,burka
, Sifiican isugu qas
mooska jarjar ee ku dhex rid
saliid ku shiil
qurxinta
markaa saxanka ku cuni leheed ku ridid
waxyar sakor iyo qorfe shiidan ah dusha kaga daadi
lawdaag asxaaptada #comment #like👍#shere
Comments
Post a Comment