sabaayad iyo ukun

       
     INGREDIENTS

1:glas bur ah                    
2:nus koob biyo qandac    
3:waxyar cusbo                 
4:qaado y sokor

     Ukunta
 5:4xb ukun
6:Hal xabo basal
7:Hal xabo barbarooni
8:1xabo kaarooro weyn
9:waxyar cusbo
10:yanyo



-Burka Baaquli kushub, kudar sokorta iyo cusbada iskuna qas
-ku dar biyo qandac ah waxyar waxyar si aysa kaaga jilcin -sifiican urifaaq  ilaa 10daqiiqo.
Bac ku rid ilaa nus saac
-siwareeg ah ufidi
-birta dabka saaro markey kululaato waxyar saliid ah marmari  sabaayada saar labada dhinacba sifiican uga gaduudi
Weel dabool leh ku rido, hawada uma fiicna wey qalajisaa.

-Basasha, barbarooniga,kaarootada,iyo yanyada siyaryar ujarjar ee baaquli ku shub
-waxaad ku dartaa ukunti
-sifiican isugu qas
-Birtaawada dabka saaro saliid yar marmari
-Markey kululaato kushub qaar ukunta ah qiyaastii labo ukun ah markey dhinac ka bislaato hal xabo sabaayad ah dusha kasaar dhinaca kale urog
Sida sawirka ka muuqata.



Comments

Popular posts from this blog

Maraqa kaluunka 😊

Cuntooyinka ilmaha 6 ilaa 12bilood

Fried meat/Hilib duban