kaluun fudud (malaay fudud)
INGREDIENTS
Waa kaluun sameyntiisu ey sahlantahay aad umacaan oo kaligiis lacuni karo
Ama cunta kale lagu cuni karo
1:rubac kaluun (malaay)
2:1xabo ukun
3:toon iyo kabsar
4:waxyar bur ah(hal qaado weyn)
5:cusbo (qiyaas)
6:1xabo basal cad
SAMEYSKA
-kaluunka furfur ee kudar basasha, toonta iyo kabsarta, oo aad jarjartay ku dar ukunta iyo cusbada
-iskus hiid dhamaan
-waxyar saliid ah birta ku shubo Markey kululaato labada dhinac kaga gaduudi
Comments
Post a Comment