kaluun fudud (malaay fudud)
INGREDIENTS Waa kaluun sameyntiisu ey sahlantahay aad umacaan oo kaligiis lacuni karo Ama cunta kale lagu cuni karo 1:rubac kaluun (malaay) 2:1xabo ukun 3:toon iyo kabsar 4:waxyar bur ah(hal qaado weyn) 5:cusbo (qiyaas) 6:1xabo basal cad SAMEYSKA -kaluunka furfur ee kudar basasha, toonta iyo kabsarta, oo aad jarjartay ku dar ukunta iyo cusbada -iskus hiid dhamaan -waxyar saliid ah gacanta marso ee sida sawirka kamuuqata u samee -waxyar saliid ah birta ku shubo Markey kululaato labada dhinac kaga gaduudi