
Casriyo fudud waxay ka sameysantahay 100g/nus glass bur /daqiiq 1xabo ukun nus glass caano 2qaado/malqacad sokor 1qaado qarfe shiidan 1qaado saliid 1qaado yar bakin/baking powder 2xabo Moos waxyar cusbo waxaad baaquli ku shubtaa ukunta, caanaha,saliid , isku qas kudar cusbada,sokorta,qarfaha,bakinka ,burka , Sifiican isugu qas mooska jarjar ee ku dhex rid waxyar ku gadgadi saliid ku shiil qurxinta markaa saxanka ku cuni leheed ku ridid waxyar sakor iyo qorfe shiidan ah dusha kaga daadi lawdaag asxaaptada #comment #like👍#shere